![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/eb/Coat_of_arms_of_Somalia.svg/langso-640px-Coat_of_arms_of_Somalia.svg.png&w=640&q=50)
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Page Module:Infobox/styles.css has no content.
Quick Facts Wasaarada Wasaarada, La-sameeyay ...
Ministry of Foreign Affairs | |
![]() | |
Wasaarada Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | 1956; 67 sano ka hor (1956) |
Hoos-tegta | Soomaaliya |
Xarunta sare | Boondheere, Banaadir, Muqdisho ![]() |
Minister responsible |
|
Barta | www.mfa.gov.so |
Close
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Foreign Affairs of the Federal Republic of Somalia; Af Carabi : arā) waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya. Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.
Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.