Saado Cali Warsame
Fanaanad Soomaaliya From Wikipedia, the free encyclopedia
Fanaanad Soomaaliya From Wikipedia, the free encyclopedia
Saado Cali Warsame (Af Ingiriis : Sado Ali Warsame, Af Carabi : ar) (dhalatay 1950, dhimatay 23 Luuliyo 2014) waxay ahayd fanaanad Soomaaliyeed oo ku heesta Af-Soomaaliga; wakhtiyadii dambe ku biirtay siyaasada wadanka Soomaaliya, halkaasi ooy ka mid noqotey Gollaha Baarlamaanka Federaalka. Badhtamihii bishii Luuliyo ee 2014kii ayaa Saado Cali Warsame lagu toogtay magaalada Muqdisho, halkaasi ooy ku nafbaxday.[1]
Saado Cali Warsame سادو علي ورسمه | |
---|---|
Ku dhashay | 1950 Buuhoodle, Cayn |
Dhimasho | July 23, 2014 Muqdisho |
Sababta dhimashada | Al-Shabaab |
Qoomiyada | Soomaali |
Shaqada | Heesaa, Fanaanad, xildhibaan ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
Ka tirsan | Kooxda Waaberi, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Aan Wada Tashano, Laand Karuusar |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.