Qaamuus
From Wikipedia, the free encyclopedia
Qaamuus (Af Ingiriis : dictionary; Af Carabi : arā) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1]
- Sidoo kale eeg: Insaykalobeedhiya
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/6e/Latin_dictionary.jpg/640px-Latin_dictionary.jpg)
Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.[2]