Insaykalobeedhiya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Insaykalobeedhiya waa buuga bixiya wax walba oo aduunka ka jira.
Dhammaan insaykalobeedhiya waa la daabacay, ilaa dabayaaqadii qarnigii 20aad markaas oo qaarkood ay ku jireen CD-yada iyo Internetka. Qarnigii 21-aad insaykalobeedhiya inta badan waa khadka internetka.