Ogaden
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ogaadeen (loogu dhawaaqo Ogadēn; Af Ingiriis : Ogaden, Af Amxaari : ኦጋዴን) ama Huwan waa deegaan ku yaallaa dhulka Soomaali Galbeed kaasi oo ay degaan Dad Soomaali ah. Deegaanka Huwan ama Ogaadeeniya waa ilaa 200,000 square kilometres, taasi oo xad la leh Itoobiya, Djibouti, iyo Kenya.[1] Intaasi waxaa dheer, magaalooyinka ugu caansan waxaa ka mid ah Jigjiga, Dhagaxbuur, Godey, Qabri Dahar, Fiiq, Shilavo, Kelafo, Wardheer iyo Danaan.[2]
Quick Facts Ogaadeen أوغادين, Gobol ...
Ogaadeen أوغادين | |
---|---|
Gobol | Ogaden |
Area | 327,068 km2 (126,282 sq mi) |
Tirada dadka (July 2012) | |
• Dhammaan | 5,148,989 |
• Cufnaanta dadka | 16/km2 (41/sq mi) |
ISO 3166 code | ET-SO |
Close