Mudulood
Qabiil Somali ah / From Wikipedia, the free encyclopedia
MUDULLOOD HIRAAB Waa qabiil weyn oo kamid ah qabaa'ilada [{Hawiye} .Mudullood Hiraab: mudullood Wuxuu u Kala Baxaa.
1, Maxamed oon tarmin dadka sheegtaa ayaa ku murma in maxamedkaan (cabdisheekh) loo yaqaano, waa hadal aan la fahmi karin. Sidee qof maxamed magaciisa yahay loogu tilmaamaa in cabdi sheekh loo yaqaano.. sheegadka siday wax u qoraan waxay muujinaysaa doqonnimadooda.. abtirka ay wataan ayaaba ka daran oo kuwa u qoray ayaa ka muuqata waxay qoreen jaahinimadooda odayaal aan la aqoon oo wada madi ah ayaa abtir u ah xoolo nool oy iyaga kaajeysan yihiinna waxay u bixiyaan laaluush si ay aqoonsi u helaan oo qabiil aanay u dhalan loogu daro.[1]
2.ciise Mudullood waxaa loo yaqaanaa (udeejeen) waxay degaan gobolka hiiraan ilaa dhulkasoomaalida
3.Cabdiraxmaan mudullood oo loo yaqaano(wacweyteen). Waxay degaan gobolada shabeelaha dhexe iyo hiiraan.
4. Darandoole Mudullood: waa qabiilka ugu balaaran ee ka farcamay mudullood waxuu dhalay: A. hilibi Darandoole B. Cismaan Darandoole.
Cismaan Darandoole waxay u kala baxaan: 1. Cali Cismaan oo loo yaqaano ( Abgaal Cismaan ). 2. Moobleen Cismaan. 3. Wacdaan Cismaan. 4. Ilaawaay Cismaan.
Cabdiraxmaan mudullood (Wacweyteen) ,Ciise Mudullood oo loo yaqaan udeejeen.
Sidoo kale Mudullood waa qabiilka ugu badan Beesha hawiye Mudullood waxa lagu xushmeeyaa Sh/Dhexe Dhexe ee Soomaaliya. mudullood deegaan ahaan waxey degaan laga soo bilaabo xeebta magaalada Cadale ee gobolka (Sh/Dhexe) Ilaa iyo Aadan Yabaal oo ka tirsan Sh/Dhexe ilaa qoriga faaxeed oo ku yaal galmudug, jubooyinka ilaa wajeer. taleex,dowladi darwiish, 1910 waxaa heestay talada sare, khaalig iyo khusuuigi ugu weeyna ee waqooyiga xaga diinta wuxuu ahaa nin mudulood Xaaji AxmedFIQI 1905 1910- 1915,gabygi kubaxay wuxuu ahaa, waxa sidatan iigalay waa sedigeey rumee sawaab kaga'mahelin sadaqdii AxmedFiqi Beelweynta MUDULOOD waa beesha koowaad ee ugu tiro badan beelaha Hawiye,waxaa aad loogu qadariyaa Magaalada caasimadaa ee Muqadisho iyo Hareeraheeda oo ah deegaanka ay Taariikh ahaan Degaan. Madaxweynihii ugu horeeyay Aadan Cabdulle Cusmaan ee Jamhuuriyada Soomaliya Xusen Kulmiye Afrax Madaxweyne Ku xigeen Waxay Ka Soo jeedaan Beelweynta mudullood.Sidoo kale waxaa ka dhashay beesha mudullood Madaxweyneyaasha kala ah [[Ali Mahdi Mohammed AUN] iyo [Sharif Sheikh Ahmed] iyo [Xasan Sheekh Maxamuud] .Waxaa sidoo kale ka dhashay Beelweynte mudullood labo ra'iisul wasaare oo kala ah [Ali Mohammed Gedi] iyo [Nur Hassan Hussein].(waxaa kalo ka dhashay madaxweeyne xasan shiikh maxamuud 2012,kadib markii uu ka guuleeysay ex madaxweyne Shariif.cabdullah Nuur
Dagaalkii teyteeyle:
Dagaalka teyteeyley waxuu kadhacay Shabeelada dhexe gaar ahaan Balcad waxaana gacan weyn kageestay dhamaan mudulood
Waxaan dagaalka Si aad ah uga qeyb galay Ilaawaay cusmaan, Hilibi iyo c.raxmaan mudullood( wacweyteen ) oo dad badan ku waayay dagaalkaas waana dad sharaf iyo wanaag baan udhashay rèerkas.
Imaamka guud ee mudullood waa Imaam Daahir Imaam Cumar, Ugaaska guud ee mudullood waa Ugaas Maxamuud Cali ugaas
Ugaaska Ciise Mudullood (Udeejeen) waa Ugaas Cusmaan Ugaas cilmi ugaas cumar, ugaaska wacweyteen ugaas Axmed Abuukar Nuur, Ugaaska Moobleen Ugaas Cabdullaahi Ugaas Saalax, Ugaaska Wacdaan ugaas Cusmaan ugaas shire ugaas warsame.