Aadan Daar
From Wikipedia, the free encyclopedia
Aadan Daar ama Aadan Adde (Af Ingiriis : Aden Abdulle Osman Daar, Af Carabi : ar) (dhashay 1908; geeriyooday Juun 8, 2007), wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, hogaamiye qaran, iyo Madaxweynihii koowaad ee Jamhuuriyada Soomaaliya kaasi oo xilka hayay 1dii Luuliyo 1960 ilaa 10kii Juun, 1967. Markoow Dhintay Waxoow Jiray 98s. Waa Madaxii ugu Cimridheeraa Soomaalida. Mashaa Alleh.! ”Out-Standing” ama “Excellent” waaye.!!’
Quick Facts Madaxwaynihii 1aad ee Soomaliya, Xafiiska intuu joogay ...
Aadan Cabdulle Cusmaan أدم عبد الله عثمان دار Aadan cadde | |
Madaxwaynihii 1aad ee Soomaliya | |
---|---|
Xafiiska intuu joogay | |
1 Luuliyo, 1960 ilaa 10 Luuliyo, 1967 | |
Xil kalawareeg: | Qofna |
Xil ku wareejin: | Cabdirashiid Cali Sharma'arke. |
Dhashay: | Diseembar 1908 ( 115Jir) |
Ku dhashay: | Beledweyne, Soomaaliya |
Dhintay: | Agoosto 2007 ( 2000–2001 jir) |
Kudhintay: | Nayroobi, Kenya |
Diintiisa: | Islaam |
Dhalasho: | Soomaali |
Ururka: | Somali Youth League(SYL) |
Close