Mayl (ingiriis: Mile) waa halbeeg lagu cabiro dhererka labo meelood u dhexeeya.
Mayl
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega cabirka
Dhererka.
adeegsi kale, eeg
Mayl (faah faahin).
Mileka astaantiisu waa mi, hal mile ayaa wuxuu u dhigmaa 1.6093444 Kilomitir.
Sidoo kale, hal Kilometer wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.