From Wikipedia, the free encyclopedia
Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM.
Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)
Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:
Halbeega Dhererka waxaa ka mid ah Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.
Halbeega Wakhtiga waxaa ka mid ah Ilbiriqsi, Daqiiqad, Saacad, Maalin, Todobaad, Sanad iyo Qarni.
Halbeegyada heerkulka waxaa ka mid a Fahrenhayt, Salsiyas, Kelfin , Rankine, Delisle iyo Newton.
Halbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.