![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/0c/Muhammad_Haji_Ibrahim_Egal_1968.jpg/640px-Muhammad_Haji_Ibrahim_Egal_1968.jpg&w=640&q=50)
Maxamed Cigaal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal (Af Ingiriis : Mohamed Haji Ibrahim Egal, Af Carabi : ar) (August 15, 1928 - May 3, 2002) waxa uu ahaa Somali siyaasi. Waxa uu ahaa Ra'iisul wasaarayaashii Somaliland (1960) Ito Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya intii lagu guda jiray 1960 hore iyo kan dambe. Waxa uu sidoo kale noqday Madaxweynaha Somaliland, 1993 ilaa 2002.[1]
Quick Facts Madaxweyne ku xigeen, Xilka kaga horeeyey ...
Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal محمد الحاج ابراهيم عقال | |||
![]() | |||
Ka qabtay xil May 16, 1993 – May 3, 2002 | |||
Madaxweyne ku xigeen | Abdirahman Aw Ali Farah (1993-1997) dahir rayale kaahin (1997-2002) | ||
Xilka kaga horeeyey | Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur | ||
Xilka kaga dambeeyey | Daahir Rayaale Kaahin | ||
Ka qabtay xilka June 26, 1960 – July 1, 1960 | |||
kaga horeeyey xilka | Sir Douglas Hall (Badhasaab) | ||
kaga dambeeyey xilka | (none) | ||
Ka haya Xilka July 15, 1967 – October 21, 1969 | |||
kaga horeeyey xilka | Cabdirisaaq Xaaji Xuseen | ||
kaga dambeeyey xilka | Muxammad Cali Samatar | ||
Haya Xilka' July 1, 1960 – July 12, 1960 | |||
Xil kaga dambeeyey | Abdirashid Ali Shermarke | ||
Macluumaad gaar ah |
|||
Ku dhashay | Agoosto 1928 ( 95Jir) Oodweyne, British Somaliland | ||
Geeriyoodey | Maarso 2002 ( 1996–1997 jir) Pretoria, South Africa | ||
Xisbi siyaasadeed | UDUB Wakhtigii hore: Somali Youth League | ||
Is guursadeen | (1) Edna Adan (2) Asha Saeed Aabi (3) Hawa Ainab (4) Kaltum Haji Dahir | ||
Diinta | Sunni Islam |
Close