![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/98/British_Somaliland_map.jpg/640px-British_Somaliland_map.jpg&w=640&q=50)
Dawladii Somaliland (1960)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dawladii Somaliland ee 1960 (Af Ingiriis : State of Somaliland) waxay ahayd dawlad da' yar oo jirtay 5 maalmood. Waxayna xuriyada ka qaadaday boqortooyadii Ingiriiska taariikhdu markay ahayd 1960, 26 Juun. Shan maalmood ka dib waxay la midawday Mustamaradii Talyaaniga. Laakiin nasiib daro midawgaasi muu shaqayn sabo badan awgeed. Maantana waxay tahay Jamhuuriyada Somaliland. 1991, 18 May Waxay ka noqotay midawgii hungoobay ee 1960 1dii Juulaay. Ilaa hada wax aqoonsi ah kamay helin beesha caalamka, inkasta oo ay caalamku ogyihiin inaanay shaqo isku lahayn Dawlada Fadaraalka Soomaaliya.
Quick Facts State of Somaliland دولة أرض الصومال, Xarunta ...
State of Somaliland دولة أرض الصومال Dawladii Somaliland (1960)
| |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1960–1960 | |||||||||
![]() Somaliland (26June) | |||||||||
Xarunta | Hargaysa | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali | ||||||||
Diinta | Islaam | ||||||||
Raysal Wasaare | Hogaamiye | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Xorowday | 26 Juun 1960 | ||||||||
• Raacday Koonfur | 1 Juulaay 1960 | ||||||||
Currency | Shillin Geeska Afrika | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | Somaliland |
Close