Kuuriya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kuuriya waa gobol ku yaal bariga Aasiya ka kooban Jasiiradda Kuuriya , Jasiiradda Jeju , iyo dhowr jasiiradood oo yaryar oo u dhow Jasiiradda. Korea ayaa loo kala qaybiyey laba dal oo kala madax banan tan iyo 1948 inta u dhaxaysay, Waqooyiga kuriya iyo Koonfur Kuuriya. Kuuriya waxaa xadka la wadaaga Ruushka dhanka woqooyi-bari, Shiinaha dhanka waqooyi-galbeed, iyo jaarka la ah Japan ee dhanka bari iyada oo loo sii marinayo Kuuriyada Waqooyi iyo Badda Japan (Badda Bariga).
Quick Facts 대한민국 (en), Luqadaha rasmiga ah ...
kuuriya | ||
---|---|---|
Heesta qaranka: kuuriya |
||
Luqadaha rasmiga ah |
|
Close