Koodh (dhar)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Koodh (Af Ingiriis : Coat; Af Carabi : arā) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun, ama cudbi, ama harag kaasi oo la tolay. Koodhku wuxuu ka mid yahay dharka dadka kaasi oo inta badan loo xidho si jidhka uga difaaco dhaxanta. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.[1]