Khadiijo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Khadiija binti khuweylid RC (ingiriis: Khadija; carabi: ﺧﺪﻳﺠﺔ ﺑﻨﺖ ﺧﻮﻳﻠﺪ, lagu naaneysi jirey: Khadīja al-Kubra "Khadija weynayd") ku dhalatey magaalada Makka, Xijaas[1][2] ee dhulka Carabiya markey taariikhdu ahayd sanadkii 555 C.D, kuna dhimatay magaalada Makka sanadkii 620 C.D waa ooridii kowaad ee Nebi Muxamed ﷺ (n.n.k.h) qoftaasi oo ahayd ganacsato[3] si fiican looga yaqaano magaalada Makka ee deegaanka Xijaas.[4]
- Kani waa maqaal ku saabsan xaaskii kowaad ee Nebi Muxamed. Haku khaldin Magaca Khadiija.
Khaddiijo waxay ahayd qofkii ugu horeeyay ee rumeeysa Nebigaﷺ markii uu waxyiga diinta Islaamku ku soo degay. Dadka muslimiinta ahi waxay u yaqaanaan Khaddiija ineey tahay “Hooyada Islaamka”.[5][6]
Xaasaska Nebi Muxamed |
Khaddiija bint Khuwaylid
Sowda bint Zamca Hinda bint Abi Umayya Juwayriyya bint al-Xarith Safiyya bint Huyayy Maymuna bint al-Harith |