![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/5f/Fundacion_de_Santiago.jpg/640px-Fundacion_de_Santiago.jpg&w=640&q=50)
Gumeysi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gumeysi (Af Ingiriis : Colonialism; Af Carabi : arā) waa siyaasada wadan ama dowlad ku qabsato maamulka deegaano kale oo ka baxsan xadkeeda halkaasi ooy ku dhaqan yihiin dad dhaqan, diin, hab-nololeed ka duwan leh. Si ka duwan adoonsiga, gumeysigu waa markaa maamul qabsado talada iyo maamulka deegaan kale halkaas ooy ka leeyihiin ujeedo dhaqaale, ganacsi, urursiga kheyraad dabiici ah iyo arimo kale oo badan.[1]
- Haku khaldin "Adoonsi"
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/5f/Fundacion_de_Santiago.jpg/640px-Fundacion_de_Santiago.jpg)