![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/78/Flag_of_Chile.svg/langso-640px-Flag_of_Chile.svg.png&w=640&q=50)
Jili
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jili ama Jamhuuriyadda Jili. waa wadan ku yaala xeebaha Badweynta Baasifik ee Koonfur Ameerika. waxa ay jili kamid ahayd boqortooyadii Inka waxa ay kamidtahay dawladaha koonfurta maraykanka. dadka kunoli waxa ay isugu jiraan dad kahadhay gumaystihii isbayn iyo dadka asl haan meesh adagan wadanka jili waxa kunool dad gaadhaya ilaa 12 malya oo qof waxa ay jili fidsantahay masaafo gaadhaysa ilaa (756,626) klm oo isku wareega caasimada jili waa magaalada santiyaago
Quick Facts Jamhuuriyadda Jili República de Chile, Qaarada ...
Jamhuuriyadda Jili República de Chile |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Ameerikada koonfureed | |||||
![]() |
||||||
Caasimada | Santiago |
Close
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/fd/Pueblo_de_San_Pedro_de_Atacama_2013-09-21_11-52-31.jpg/640px-Pueblo_de_San_Pedro_de_Atacama_2013-09-21_11-52-31.jpg)