![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/65/Horn_of_Africa.png/640px-Horn_of_Africa.png&w=640&q=50)
Aw-dhuleedka Afrika
gobol ka mid ah Afrika / From Wikipedia, the free encyclopedia
Aw-dhuleedka Afrika waa gees ee ku taal qaybta bari ee dhul weynaha Afrika, waa dhul sadaxgees ah, ee dhaxgasha Marinka Gardafuul, oo ku taalo jasiiro dhuleedka Soomaaliyeed ee Bariga Afrika. waxay ka kooban tahay dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Eratareya[5] Qeexitaanno ballaadhan waxa kale oo ka mid ah qaybo ama dhammaan Keenya, Suudaan, Koonfurta Suudaan, iyo Yugandha.
Quick Facts Baaxad, Tirada dadka ...
Aw-dhuleedka Afrika | |
---|---|
![]() | |
Baaxad | 1,882,857 km2 |
Tirada dadka | 130,128,000 Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali |
Tiro-badni | Igad , |
Dalalka | Jabuuti, Eratareya, Itoobiya, Soomaaliya |
Waqtiga | UTC+3 EAT 3+ |
Total Wax soo saar (PPP) (2019) | $100.224 Billion [1][2][3][4] |
Wax soo saar (PPP) Qof qof (2019) | $1061 |
Total Wax soo saar (nominal) (2019) | $245.819 billion [1][2][3][4] |
Wax soo saar (nominal) Qof qof (2019) | $700 |
Luqadaha | Cafari, Amxaari, Carabi, Oromo, Soomaali, Tigre, Tigrinya. |
Magaalo ee ugu waaweyn | Jabuuti, Jabuuti Addis Abeba, Itoobiya Hargeysa, Soomaaliland Muqdisho,Soomaaliya Asmara, Eratareya. |
Close