Addis Abeba
Caasimada Ethiopia / From Wikipedia, the free encyclopedia
Adiss Ababa (Af Amxaari : አዲስ አበባ Af Oromo : Finfinnee) waa Caasimada Dawlada Federaalka ah ee Itoobiya, waana Magaalada ugu weyn itoobiya isla markaasna waa Gobol gaar ah. Micnaha Addis Ababa waa Ubaxa Cusub waxaana Xafiis ku leh Ururka Midowga Afrika, dadka ku nool waa illaa 4 milyan . dadka degan waa illaa 80 isir oo kala duwan oo ku hadla 80 afaf . Waxaana ku yaal Garoon diyaaradeed oo la yiraahdo Garoonka Diyaaradaha ee Bole, asaaskeedu wuxuu ahaa 1886. jooga badda waxay ka sareysaa 2500m . waxayna caan kutahay isu dheeli tirnaan cimilo sanadka oo idil . heer kulkeedu ma dhaafo 16.
Quick Facts Addis Ababa | አዲስ አበባ Finfinnee, Dalka ...
Addis Ababa | አዲስ አበባ Finfinnee | |
---|---|
Dalka | Itoobiya |
Gobol | Addis Abeba |
Chartered | 1886 |
Dowlada | |
• Duqa | Diriba Kuma |
Area | 527 km2 (203 sq mi) |
• Land | 527 km2 (203 sq mi) |
[1] | |
Joogga | 2,355 m (7,726 ft) |
Tirada dadka (2008) | |
• Magaalo | 3,384,569 |
• Cufnaanta dadka | 5,165.1/km2 (13,378/sq mi) |
• Urban | 3,384,569 |
• Metro | 4,567,857 |
Aag saacadeed | UTC+3 (East Africa Time) |
Furaha | (+251) 11 |
Website | Official website |
Close