![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/52/Emblem_of_the_United_Nations.svg/langso-640px-Emblem_of_the_United_Nations.svg.png&w=640&q=50)
Golaha Amniga Qaramada Midoobay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Golaha Amniga Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Security Council, loo soo gaabiyo: (UNSC); Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay iyo waaxda masuulka ka ah amniga iyo nabada caalami ee aduunka, iyo xubinta u qaabilsan aqbalitaanka ka mid noqoshada Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa. Sidoo kale Golaha Amnigu wuxuu u qaabilsan yahay inuu socodsiiyo, fuliyo Sharciga Qaramada Midoobay.
- Kani waa maqaal ku saabsan Golaha Amniga QM. Qoraalo kale fiiri Golaha Sare Qaramada Midoobay
- "Boga "GAQM" iyo "UNSC" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Samaysmay, Nooca ...
Golaha Amniga Qaramada Midoobay United Nations Security Council مجلس أمن الأمم المتحدة (Af-Carabi) | |
![]() | |
![]() Fadhiga Golaha Amniga Qaramada Midoobay New York | |
Samaysmay | 1946 |
---|---|
Nooca | Xubin Sare (madaxda) |
Sharciga | Hada shaqaynaysa |
Hogaanka | Madaxweynaha Golaha Ruushka |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | un.org/en/sc/ |
Close