From Wikipedia, the free encyclopedia
w:es:New York New York ama New York City, waa magaalo ku taalo dalka Mareykanka. New York waa magaalada ugu dad tirada badan dalka Marrykanka marka lafiiriyo sida ee iskuugu dhawyihiin, waana meesha hogaamiso ganacsiga aduunka.
Caasimada Niyu Yook | |
---|---|
City of New York | |
Ka soo biloow kor: Midtown Manhattan, Times Square, Unisphere ku yaala Queens, Buundada Brooklyn, Deegaanka Manhattan ee ku yaalaan Dabaqyadii Mataanaha, Beerta Dhexe, Xarunta Qaramada Midoobay, iyo Sanamka Liberty | |
Nickname(s): Maqaal dhamaystiran: Nicknames of New York City | |
Waxay kaga taalaa Mareykanka ama | |
Dalka | United States of America |
Gobol | New York |
Ka kooban | Bronx, Brooklyn, Manhattan, Queens, Gasiirada Staten
|
La degay | 1624 |
Dowlada hoose | 1898 |
Dowlada | |
• Nuuca | Gudoomiye |
• Body | Degmada New York |
• Gudoomiye | Eric Adams (D) |
Area | 468.5 sq mi (1,213 km2) |
• Land | 302.6 sq mi (784 km2) |
• Water | 165.8 sq mi (429 km2) |
• Metro | 13,318 sq mi (34,490 km2) |
Joogga | 33 ft (10 m) |
Tirada dadka | |
• Estimate (2021) | 8,336,697[5] |
• Rank | Mida 1aad |
• Cufnaanta dadka | 27,550/sq mi (10,640/km2) |
• Metro | 19,831,858 (Mida 1aad) |
• CSA | 23,362,099 (1st) |
Magac kale | New Yorker |
Aag saacadeed | UTC-5 (Eastern (EST)) |
• Xagaa (DST) | UTC-4 (EDT) |
ZIP code(s) | 100xx–104xx, 11004–05, 111xx–114xx, 116xx |
Furaha | 212, 347, 646, 718, 917, 929 |
FIPS code | 36-51000 |
Astaanta GNIS | 975772 |
geoTLD | .nyc |
Website | www.nyc.gov |
Magaalada New York waxaa lagu yaqaanaa Hurdo la aanta, waa magaalo shaqeeneeso habeen iyo maalin. tirada dadka magaalada New york waa 8.336.697 (2012), waxaana lagu hadlaa luqado gaareeso, ku dhawaan 170 luqad, ajnabiga ayaa ku badan magaalada. New york waa magaalada la soo weeraray 11kii sebteembar 2001. waxaana ku dhintay dad gaareeso ku dhawaan 3000 oo qof, labo dabaq oo la soo riday.
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.