From Wikipedia, the free encyclopedia
Diyaarada Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Airlines) waxay ahayd diyaarada sida calanka wadanka Soomaaliya, taasi oo xarunteeda sare ahayd magaalo-madaxda Muqdisho. Diyaarada Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadkii 1964dii waxayna duulimaadyo ku samayn jirtey wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.
| |||||||
La asaasay | 5 Maarso 1964 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Shaqada billowday | Luuliyo 1964 | ||||||
Howl ka joojin | 1991 | ||||||
Xarunta duullimaadka | Garoonka Caalamiga Muqdisho | ||||||
Xarunta labaad | Garoonka Caalamiga Hargeysa | ||||||
Qolka Nasiinada Garoonka | Somali Airlines Lounge | ||||||
Halkudhagga shirkadda | Adeega Xidigta Cad | ||||||
Shirkadda leh | Dawlada Soomaaliya (100%) | ||||||
Xarunta | Muqdisho, Soomaaliya |
Guud ahaan, diyaaradaha Soomaaliya waxay u kala duulijireen wadano badan oo ku yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiyada Fog iyo Yurub.[1] Si kastaba ha ahaatee, badhtamihii sanadkii 1991kii markii uu qarxay dagaalkii sokeeye waxaa burburay dhamaanba adeegii diyaaradaha Soomaaliya. Dhinaca kale, dadaal dheeri ah oo Laanta Duulista Dowlada Federaalka ay sameeysay ka dib waxaa suurtogal noqotey in dib loo soo celiyo adeega diyaaradaha dhamaadkii 2013.[2]
Diyaaradaha Soomaaliya waxaa la aasaasay 5 Maaj 1964 wakhtigaasi oo ay curatay dowladii qaranka Soomaaliya, waxaa laga dhigay dhigay diyaarada qaranka wadanka.[3]
Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.
Diyaarada | Sawir | IATA | ICAO | Magaca u gaarka |
Bilowday Howlgalka |
Faallo |
---|---|---|---|---|---|---|
Air Somalia | RSM | Air Somalia | 2001 | |||
Diyaarada Daallo | D3 | DAO | Daallo Airlines | 1991 | ||
Diyaarada Jubba[4] | 6J | JBW | Jubba | 1998 | ||
Diyaarada Soomaaliya | HH | SOM | SOMALAIR | Duulista joojisay 1991 |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.