![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/55/Ethiopian_Goat_%25282144240745%2529.jpg/640px-Ethiopian_Goat_%25282144240745%2529.jpg&w=640&q=50)
Dhircun
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhircun (Af Carabi : arā Af-Taliyaani : erbivoro Af Ingiriis : herbivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha daaqa ama cuna dhirta.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/55/Ethiopian_Goat_%282144240745%29.jpg/640px-Ethiopian_Goat_%282144240745%29.jpg)
Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa waxwalbacune. Xayawaanka cuna hilibka iyo dhiiga oo kale ah waxaa loo yaqaanaa hilibcun.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Wiki_letter_s.svg/30px-Wiki_letter_s.svg.png)