![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/17/Ethio-Somali_War_Map_1977.png/640px-Ethio-Somali_War_Map_1977.png&w=640&q=50)
Dagaalkii xoraynta ogaden
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dagaalkii xoraynta Soomaali Galbeed waxa uu ahaa dagaal dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya. Kaasoo u jeedada dagaalku u bilaabmay ay ahayd, khilaaf kataagnaa gobolka soomaalida ee Itoobiya amaba Ogaden ee Soomaalida u taqaan Soomaali Galbeed. kadib markii ay fashilmeen dhamaan wada hadaladii siyaasadeed ee ku saabsanaa arinta gobolka Ogaden ayaa ciidamada Soomaaliya waxa ay weerar ku qaadeen wadanka Itoobiya.
Quick Facts Xorayntii Soomaali Galbeed, Taariikhda ...
Xorayntii Soomaali Galbeed | |||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Qayb ka tirsan Dagaalkii Qaboobaa | |||||||
![]() Taankiyeda Ciidamada Soomaalida iyo kuwa lugta ayaa utilaabay Dhulka Soomaali Galbeed EE loo yaqaan Ogaadeenya. |
|||||||
|
|||||||
Wada dagaalamay | |||||||
![]() ![]() | ![]() ![]() |
||||||
Hogaanka iyo saraakiisha | |||||||
![]() ![]() ![]() ![]() Arnaldo Ochoa[5] | ![]() ![]() ![]() |
||||||
Awooda | |||||||
Billowga Dagaalka: 47,000 ciidan guud ahaan ka horjeeday Soomaalida: 4 guuto ciidanka Lugta (1 farsamo) 2 Guuto taankiyo ah 2 guuto madaafiicda goobta 3 guuto ciidan dalaayadaha[6] Dib: 75,000 ciidanka joogtada ah 1980[7] 1,500 Midowgii Soofiyeet 18,000 Kuuba[8] 2,000 Yamanta Koonfureed | Billowga dagaalka: 35,000 ciidan ah 23 oo isugu jira Qalab iyo gaadiid farsamo 9 guuto taankiyo ah 9 guuto madaafiicda goobta 4 guuto ciidan cirka[6] Dhamaadka dagaalka: Ciidanka Qaranka Soomaaliya 63,200[9] WSLF 15,000 |
||||||
Khasaarada iyo dhaawaca | |||||||
Itoobiya: 6,133 laga dilay[10] 10,563 la dhaawacay[10] 6,000 laqabtay ama lawaayey (waliba dheeraad ah 1,362 cararay)[10][11] Kuuba: 400 laga dilay[11] Yamanta Koonfureed: 100 laga dilay[11] Ruushka: 33 dhintay lana waayey[12] Gaadiid qasaaray: 23 Diyaarad[10] 139 Taankiyo ah[10] 108 Baabuurta Ciidanka qaada[10] 1,399 Gaadiid kala duwan[10] | 6,453 laga dilay[10] 2,409 la dhaawacay[10] 275 laqabtay ama lawaayey[10] Gaadiid qasaaray: 28 Diyaarad[10] (1/2 ee diyaaradaha ciidanka cirka) 72 taankiyo ah[10] 30 Baabuurta ciidanka qaada[10] 90 Gaadiid[10] |
Close