Ciid al-Fitr
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ciid al-Fitr (Af Carabi : ar ʻĪd al-Fiṭr, IPA: [ʕiːd al fitˤr] , "dabaaldega dhamaadka soonka"), [1] waa maalin diini ah oo aad muhiim ugu ah dadka Muslimka ah meel kasta ooy joogaan. Waa maalinta loo dabaaldego dhamaystirka bisha barakeysan ee cibaadada iyo soonka ee Ramadaan.
Quick Facts عيد الفطرCiid al-Fitr (ʻĪd al-Fiṭr) Dabaaldega dhamaystirka Soonka bisha Ramadaan, Magaca saxda ...
عيد الفطر Ciid al-Fitr (ʻĪd al-Fiṭr) Dabaaldega dhamaystirka Soonka bisha Ramadaan | |
---|---|
Magaca saxda | Af Carabi : ar ‘Īd al-Fiṭr |
Dadka | Islaam |
Nooca | Dabaaldeg Islaam |
Sababta | Dhamaadka soonka Ramadan |
Loo dabaaldego | Siyaarasho qoyska iyo qaraabada, noocyo badan oo cunto ah, is carfin, xidhashada dhar cusub, hadiyada ciida, iyo damaashaad |
Wayabaha la sameeyo | Zakat al-Fitr Sako, Salaada Ciida |
Taariikhda | 1 Shawwal |
La xidhiidha | Ramadaan, Ciid al-Adxa |
Close