![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e7/Mosque02.svg/langso-640px-Mosque02.svg.png&w=640&q=50)
Soon
From Wikipedia, the free encyclopedia
Soon, Ṣawm (Af Carabi : ar) ; (sidoo kale loo yaqaano ṣiyām صيام) waa erey Af Carabi ah kaasi oo macnaheedu tahay "Af-xidhnaansho" Ilaahay dartii iyo in ajir iyo xasanaad uu helo qofka soomani[1].
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e7/Mosque02.svg/320px-Mosque02.svg.png)
Dadka Islaamka ah waxay soomaan Bisha Ramadan (bisha 9aad) ee Kalandarka Islaamka. waa bil Ramadan oo micnaheedu yahay in bisha ramadaan maalinteeda wax la cunin.