Baskin-Robbins
From Wikipedia, the free encyclopedia
Baskin-Robbins waa shirkada ugu weyn ee soo saarta jalaatada taasi oo xarunteedu tahay Canton, Massachusetts.[2] Shirkadan waxaa aasaasay Burt Baskin iyo Irv Robbins sanadkii 1945kii.
Quick Facts Nooca, Shirkada ...
Nooca | Meherad Ganacsi |
---|---|
Shirkada | Cunto iyo Cabitaan |
La aasaasay | 1945; 79 sano ka hor (1945) Glendale, California, U.S. |
Aasaasaha |
|
Xarunta | 130 Royall Street Canton, Massachusetts, U.S. |
Meelaha loo adeegsaday | Caalamka oo dhan |
Dadka muhiimka ah | Nigel Travis[1] |
Alaabta |
|
Iska leh | Dunkin' Brands |
Website | baskinrobbins.com |
Close