![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/31/Ice_Cream_dessert_02.jpg/640px-Ice_Cream_dessert_02.jpg&w=640&q=50)
Jalaato
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jalaato (Af Ingiriis : Ice cream; Af Carabi : ar) waa cunto fudud[1] taasi oo ka samaysan iskdhaf la qaboojiyay. Sida caadiga ah, jalaatada inteeda ugu badan waxa laga sameeyaa caano, labeen, sonkor iyo biyo la isku qasay ka dibna la qaboojiyay.[2]