![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f9/Flag_of_Bangladesh.svg/langso-640px-Flag_of_Bangladesh.svg.png&w=640&q=50)
Bangaladhesh
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bangaladhesh (Bengali: বাংলাদেশ; Af Carabi : ar) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh waa wadan ku yaalo Koonfurta Aasiya. wadanka markiisa hore waxaa ladhihi jiray Baribakistaan waxii kahoreeyay 1971. wadanka waxoo xuduud la leeyahay, wadanka Hindiya oo ka xigta galbeedka,waqooyiga iyo bariga, wadanka Burma waxoo ka xigaa bariga, koonfuta neh waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f2/Awesome_look_of_Lalbagh_Fort.jpg/640px-Awesome_look_of_Lalbagh_Fort.jpg)
Jamhuuriyadda shacabka Bangaladhesh বাংলাদেশ
|
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Heesta qaranka: "Amar Sonar Bangla" (Af-Bangladesh) "My Golden Bengal" |
||||
|
||||
![]() |
||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Dhaka | |||
Luqadaha rasmiga ah | Bengali[2] | |||
Qaybaha qoomiyedaha (2011[3]) |
|
|||
Dadka | Bangladeshi | |||
Xukunka | Unitary parliamentary republic | |||
- | President | Abdul Hamid | ||
- | Prime Minister | Sheikh Hasina | ||
- | House Speaker | Shirin Chaudhury | ||
- | Chief Justice | Syed Mahmud Hossain | ||
Sharci dejinta | Jatiya Sangsad | |||
Formation and independence | ||||
- | East Bengal | 14 August 1947 | ||
- | East Pakistan | 14 October 1955 | ||
- | Independence | 26 March 1971 | ||
- | Recognized | 16 December 1971 | ||
- | Constitution | 4 November 1972 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 147,570[4] km2 (92nd) 56,992.54 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 6.4 | ||
Tirada dadka | ||||
- | 2021 qiyaasta | 169,356,251[5][6] (8th) | ||
- | 2011 Tirakoob | 149,772,364[7] (8th) | ||
- | Mugga Dadka | 1,106/km2 (10th) 2,864.5/sq mi |
||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||
- | Guud ahaan | $751.949 billion[8] (31st) | ||
- | Qof qof | $4,561[8] (139th) | ||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||
- | Guud ahaan | $357.817 billion[8] (43rd) | ||
- | Calaa qof | $1,754[8] (148th) | ||
Qaybsiga (2010) | 32.1[9] (medium) | |||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.579[10] (medium / 139aad) | |||
Lacagta | Taka (৳) (BDT ) |
|||
Waqtiga | BST (UTC+6) | |||
Taariikhda |
|
|||
Wadista Baabuurta | left | |||
Thiinada telka | +880 | |||
Furaha Internetka | .bd .বাংলা |
|||
Website bangladesh.gov.bd |
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f2/Bangladesh_%28orthographic_projection%29.svg/320px-Bangladesh_%28orthographic_projection%29.svg.png)
Bangladhesh waxa ay xoriyada ka qaadatay dalka Bakistaan sanadku markuu aha 1971, ka dib dagaal dheer oo ay wadeen kooxda goolwadayaasha Bangladhesh.
Bangladhesh waa wadan dhaqaale ahaan aad u liita waxaa jira dadyoow ka soo jeeda wadankan oo ku firdhamay aduunka. Dalka Jamhuuriyada Bangladhesh waxa uu kamid yahay dalalka ku yaala qaarada Asiya waxana uu xuduud la wadaaga dalalka ay kamid yihiin Hindiya, Burma iyo Nabal. Dhinaca koonfureedna waxa uu xuuduud kala wadaaga Badwaynta Hindiya. Waana mid kamid ah wadamada la yidhaa koonfur bari Asiya.Caasimadda dalka Bangladhesh waxa la yidhaa Dhaka.