Koonfur
From Wikipedia, the free encyclopedia
Koonfur waa mid ka mid ah Afarta jiho, waxaana kasoo horjeedaa Waqooyiga. koonfurta hoose, meesha oo aduunka ku dhamaado, waxaa ku yaalo Koonfur pole, waa meesha 6 bilood maalin ah 6 bilood habeen ah.
More information Afarta jiho ee asalka ah ...
Afarta jiho ee asalka ah | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Waqooyi | Koonfur | Bari | ||||
Galbeed |
Close