Baddacas
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bada Cas (Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Somalia oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.