Map Graph

Baddacas

Bada Cas Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Somalia oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.

Read article
File:Bada_Cas.pngFile:Red_sea_coast,_Makadi_bay.jpg