Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo yaqaano Golaha Shacabka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Parliament of Somalia; Af Carabi : ar) waa Baarlamaanka Qaranka Soomaaliya. Waxaa la unkay Agoosto 2012, xaruntiisana waxay ku taalaa Muqdisho waxa uuna ka koobanyahay laba aqal, oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose.
Quick Facts Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya البرلمان الاتحادي في الصومال, Qaabka ...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya البرلمان الاتحادي في الصومال | |
---|---|
Qaabka | |
Qaabka | Laba Aqal |
Magacyada |
Aqalka Sare Aqalka Hoose |
Hogaanka | |
Guoomiyaha Aqalka Sare |
?, ? tan iyo 2012 |
Gudoomiyaha Aqalka Hoose |
Maxamed Cusman Jawaari, (Xisbi maleh) tan iyo 2012 |
Qaabka | |
Tirada Xubnaha |
329 54 xildhibaan 275 Xildhibaan |
Aqalka Sare Qaybaha siyaasadda |
Liiska
|
Aqalka Hoose Qaybaha siyaasadda |
Liiska
|
Doorashooyinka | |
Aqalka Sare Doorashadii ugu dambeeysay | 1984 |
Aqalka Hoose Doorashadii ugu dambeeysay | 1984 |
Meesha ay ku kulmaan | |
1984—Golaha shacabka Aqalka Sare—Ufficio Governo | |
Website | |
http://www.parliament.gov.so |
Close