![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b0/World_location_map_%2528equirectangular_180%2529.svg/langso-640px-World_location_map_%2528equirectangular_180%2529.svg.png&w=640&q=50)
Shabeellaha Dhexe
From Wikipedia, the free encyclopedia
Shabeellaha Dhexe (Af Ingiriis : Middle Shebelle; Af Carabi : ar; dhawaaqa waa gobol ka tirsan 18 gobol ee Jamhuuriyada Soomaaliya, waxa uuna dhacaa Koonfurta Soomaaliya. Gobolkan waxaa mara Webiga Shabeelle iyo Badweynta Hindiya oo dhinac marta. Magaalo madaxda Gobolka Shabeellaha Dhexe waa Jowhar.
Quick Facts Shabeellaha Dhexe Middle Shabelle, Dalka ...
Shabeellaha Dhexe Middle Shabelle | |
---|---|
Dalka | ![]() |
Magaalo madax | Jowhar |
Dowlada | |
• Nuuca | Maamul Gobol |
• Gudoomiyaha Gobolka | Cali Guudlaawe |
Area | 21,290.97 km2 (8,220.49 sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close