Sanaag
Gobol ka mid ah Gobolada Somalia / From Wikipedia, the free encyclopedia
Sanaag (Af Ingiriis : Sanag, Af Carabi : ar) waa gobol ka mid ah Gobolada Somalia Gobolka Sanaag waa gobolka labaad ee ugu wayn Gobolada Somalia. Gobolkan waxaa magaalo-madax u ah caasimada Ceerigaabo.
Quick Facts Sanaag سناج, Wadanka ...
Sanaag سناج | |
---|---|
Muuqaalka buuraha Cal Madoow ee gobolka Sanaag. | |
Wadanka | Somaliland |
Caasimada | Ceerigaabo |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close