Cillaan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cillaan ama liin (Af Ingiriis : Orange; Af Carabi : ar) waa midabka u dhexeeya casaanka iyo huruuda, waana midab la sameeyo wakhtiga wax la rinjiyeeynayo. Magaca midabkan waxaa laga keenay khudaarta liinta. Dhaqanka deegaano badan oo caalamka ah waxaa midabka liiniga loo yaqaanaa mid u taagan ku qanacsani, saa'id, dab (olol), halis, xarakaad adag, tijaabo iyo iskafiirin, xilliga dayrta, iyo waxyaabo kale. Laakiin meelo kale oo ka mid ah qaarada Aasiya midabkan wuxuu astaan u yahay diinta Budhaha iyo Hindisamka.[1]
Quick Facts Xidhiidhka Midabada, Dherer ...
cillaan | |
---|---|
Xidhiidhka Midabada | |
Dherer | 590–620 nm |
Xawaare | 505–480 THz |
Midabu Xidhiidhiye | |
Qoraalka midabka | #FF6600 |
sRGBB (cs, cg, bl) | (255, 102, 0) |
CMYKH (bx, bs, h, m) | (0, 60, 100, 0) |
HSV (m, j, c) | (24°, 100%, 100%) |
Source | HTML Colour Chart @30 |
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte) H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol) |
Close
Guud ahaan, midabka cillaanta ah waxaa loogu magac-daray midabka liin macaan bislaatay (taasi oo ah midab huruud iyo casaan khafiif ah).[2]