From Wikipedia, the free encyclopedia
Xidhiidhka Dibada ee Somaliland Waa mid aad iyo aad u fiican oo ku xidhan kala danbayn iyo saaxiibtinimo. Dawlada Somaliland waxa ay Xidhiidh la leedaha dawlado badan oo caalmka katirsan in kasta oo aysan wax Ictiraafa wali helin hadana waxa ay mutaysatay in ay samaysato saaxiibtinimo qadarin mudan.
wasaarada Arimaha dibada Ee somaliland waxa ay dublumaasiyiin iyo Safiiro joogto ah ku leedahay dawlado badan oo caalmk akatirsan. dawlada somaliland waxa ay Xidhiidh gaar ah oo aad iyo aad u fiican la leedaha sida wadamada Midawga Yurub, Jaamcada carabta, Ururka Midawga Afrika, iyo Hay'ado iyo ururo dulumaasiyadeed oo aad ubadan. Taywan waxay u aqoonsan tahay Somaliland inay tahay wadan madaxbanaan.[1]
somaliland waxaay xidhiidh saaxiibtinimo oo soojireena la wadaagtaa wadamo badan oo caalamka kamida sida:
Somaliland waxa ay leedahay baasaaboor lagu tago meelo badan oo caalamka kamida, waxaana ka mida wadamada lagu tagi karo Itoobiya.Britain.Jabouti.Taywan. etc.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.