From Wikipedia, the free encyclopedia
Xareedo Ismaaciil Duniyo (d. Abriil 27, 2020)[1] waxay ahayd heesaa Soomaaliyeed iyo atariisho masraxa. Waxay ay ka mid ahayd fannaaniintii ugu caansanaa dalka, waxaanay ka tirsanayd kooxdii Waaberi. Heesaheeda ugu caansan waxaa ka mid ah "Nin Xilqaday Wed Qaad", sida atariisho ah, waxay sidoo kale qaaday riwaayado ay ka mid yihiin Hudbaa liqay Jaceylkii 1974-tii[2].
Xareedo Ismaaciil Duniyo | |
---|---|
Dhashay | Soomaaliya |
Dhintay | Abriil 27, 2021 |
Occupations |
|
Geerideeda waxaa la soo sheegay Abriil 27, 2021, waxay u dhimatay sababo caafimaad.[3]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.