From Wikipedia, the free encyclopedia
Wax soo saarka gudaha (GDP) waa Qiime suuqeed kama dambaysta ah ee dhammaan badeecadaha iyo adeegyada gudaha ee la is la wada yaqaan oo uu soo saaray dal uun xilli aha mudda kooban. Inta badan waxaa la eegaa wadarta wax sooraaka gudaha ee qofka (Per Capita) tusha Heerka nolosha ee dawladeed.[2] Lama xisaabo wadarta guud ee wax soo saarka gudaha ee qofka iyadoo laga qiyaas qaadanayo Dakhliga. Sida aya tahay aragtiga dhaqaalaha, waxaa isle'eg wadarta guud ee waxa soo saarka gudaha ee qof gabi ahaan wadarta guud ee dakhliga gudaha ee qof GDI . Waxaa la xiriira wadarta guud ee wax soo saarka gudaha Xisaabaadka Qaranka, waa maaddo ku saabsan Dhaqaalaha guud (Macroeconomics). Waxaa lagama maarmaan ah in aadan isku qaldin Wadarta guud ee wax soo saarka gudaha iyo wadarta guud ee wax soo saarka qaranka (GNP) kaa oo u gooni ah wax soo saarka hadba milkiyadda.
Somalia $2,000–4,000 $1,000–2,000 $500–1,000 below $500 unavailable |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.