Sharkad duullimaad From Wikipedia, the free encyclopedia
Diyaarada Turkish (Af Turki : Türk Hava Yolları; Af Ingiriis : Turkish Airline; Af Carabi : ar) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
| |||||||
La asaasay | 20 May 1933 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Xarunta duullimaadka |
| ||||||
Magaalada diiradda |
| ||||||
Barnamijka Safarrada Joogtada | Miles&Smiles | ||||||
Qolka Nasiinada Garoonka | July 15 Heroes of Democracy Lounge[2] | ||||||
Isbahaysiga | Star Alliance | ||||||
Laamaha |
| ||||||
Baaxadda kobaca | 335 Diyaaradood | ||||||
Baraha | 291 Garoon Diyaaradeed[6] | ||||||
Halkudhagga shirkadda | Widen Your World | ||||||
Xarunta | Istanbul Atatürk Airport, Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey | ||||||
Dadka haga |
| ||||||
Macaashka | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 10.522 billion (2015) | ||||||
Dakhliga socodsiinta | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 2.042 billion (2015) | ||||||
Dakhliga | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 1.069 billion (2015) | ||||||
Hantida guud | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 16.383 billion (2015) | ||||||
Saamileyda | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 4.842 billion (2015) | ||||||
Shaqaalaha | 18,667 Shaqaale (2013)[7] | ||||||
Website | www.turkishairlines.com |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.