Tayland
From Wikipedia, the free encyclopedia
W:th:Thailand Thailand (Af-Thai: ราชอาณาจักรไทย. waa wadan ku yaalo Koonfurtabari ee qaarada Aasiya. wadanka markiisa hore waxaa la dhihi jiray Siam , waa wadan boqortooyo xakunto. wadanka waxoo xuduud laleeyahay wadamada Laos,Burma, iyo kambodiya, koonfurta neh waxaa ka xiga Gacanka thailand iyo Malaysiya. thailand waxee ka midtahay wadanka kaliya ee koonfurtabari ee Aasiya oo wax gumeysi ah soo marin, inta aa ka eheen wadamada ee dariska tahay burma iyo jabaan, marka ee soo galeen thailand waqtigii dagaalada aduunka kii labaad.
Kingdom of Thailand ราชอาณาจักรไทย (Af-Taaylandays) Ratcha-anachak Thai |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Heesta qaranka: Phleng Chat Thai (Af Ingiriis : "Thai National Anthem") Heesta qaranka: Sansoen Phra Barami (Af Ingiriis : "Glorify His prestige") |
||||
![]() |
||||
![]() |
||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Bangkok | |||
Luqadaha rasmiga ah | Thai[1] | |||
Spoken languages |
|
|||
Qaybaha qoomiyedaha (2009;[2] 2011[3]Template:RP) | ||||
Dadka | Thai Siamese (archaic) |
|||
Xukunka | Unitary parliamentary constitutional monarchy | |||
- | Monarch | Maha Vajiralongkorn | ||
- | Prime Minister | Srettha Thavisin | ||
Sharci dejinta | National Legislative Assembly (acting as National Assembly) | |||
Formation | ||||
- | Sukhothai Kingdom | 1238–1448 | ||
- | Ayutthaya Kingdom | 1351–1767 | ||
- | Thonburi Kingdom | 1768–1782 | ||
- | Rattanakosin Kingdom | 6 April 1782 | ||
- | Constitutional monarchy | 24 June 1932 | ||
- | Current constitution | 6 April 2017 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 513,120 km2 (50th) 198,115 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 0.4 (2,230 km2) | ||
Tirada dadka | ||||
- | 2021 qiyaasta | 71,601,103[7][8] (20th) | ||
- | 2010 Tirakoob | 64,785,909[9] | ||
- | Mugga Dadka | 132.1/km2 (88th) 342/sq mi |
||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||
- | Guud ahaan | $1.310 trillion[10] | ||
- | Qof qof | $18,943[10] | ||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||
- | Guud ahaan | $514.700 billion[11] | ||
- | Calaa qof | $7,588[11] | ||
Qaybsiga (2013) | 37.8[12] (medium) | |||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.740[13] (high / 87th) | |||
Lacagta | Baht (฿) (THB ) |
|||
Waqtiga | ICT (UTC+7) | |||
Wadista Baabuurta | left | |||
Thiinada telka | +66 | |||
Furaha Internetka |
|




Wadanka waxoo jirijiray 40.000 oo sano. magaalo madaxda wadanka waa Bangkok.
Xubin
Waddnamha degaan Thailand
China 600,000+
Indonesia 1000+
- Template:Country data PHL 54,000+
- Template:Country data Cambodia 20,000+
Vietnam 200,000+
The provinces
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.