Simbaabwi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Simbaabwi

Simbaabwi, Zimbabwe ama Jamhuuriyadda Simbaabwi (wacitaanka aan rasmiga ahayn: Simbabwe, Simbabwi) waa wadan ku yaalo Koonfurta Afrika. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Musanbiig, Koonfur Afrika iyo Botswana. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Ingriiska, waxaana markiisa hore la dhihi jiray koonfurrodesiya, waxoona xornimada ka helay 1965ti, waqtigaas waxaa xukunka sii haayay nin cadaan oo beeroleey ah, waxaana ladhihi jiray Ian Smith, waxoona asal ahaan ka soo jeeday ingriiska. xukunkiisa waxoo dhamaaday taariikhda marka ee eheed 1980kii, waa markii wadanka lagu aqoonsaday magaca simbaabwi, waxaana isla markaas xukunka qaaday madaxweynaha hadda ka ah simbaabwe waa bannaan. Ninkaan cunsuri oo ku yahay cadaanka ku noolaa dalka simbaabwi, waqtiga oo madaxtinimada qaaday cadaanka woo ka yaraaday wadanka simbaabwi.

Quick Facts Republic of Zimbabwe, Luqadaha rasmiga ah ...
Republic of Zimbabwe
Thumb Thumb
Hal ku dheg: "Unity, Freedom, Work"[1]
Heesta qaranka: 
"Blessed be the land of Zimbabwe"[2]
Thumb
Location of Simbaabwi (dark blue)

in the African Union (light blue)

Location of Simbaabwi (dark blue)

in the African Union (light blue)

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Harare
Luqadaha rasmiga ah
Qaybaha qoomiyedaha (2012)
  • 99.4% Black African (over 80% Shona; Ndebele are largest minority)
  • 0.2% White African
  • 0.4% others, including Coloured and Indian
Dadka Zimbabwean
Zimbo[4] (colloquial)
Xukunka
  • Unitary dominant-party presidential republic (de jure)
  • Military dictatorship under a presidential republic (de facto)
 -  President Emmerson Mnangagwa
 -  Vice President Constantino Chiwenga
 -  Vice President Kembo Mohadi
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose House of Assembly
Independence from the United Kingdom
 -  Declared 11 November 1965 
 -  Republic 2 March 1970 
 -  Zimbabwe Rhodesia 1 June 1979 
 -  Republic of Zimbabwe 18 April 1980 
 -  Current constitution 15 May 2013 
Baaxad
 -  Guud ahaan 390,757 km2 (60th)
150,871 sq mi 
 -  Biyo (%) 1
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 15,993,524[5][6] (73rd)
 -  2012 Tirakoob 12,973,808[7]
 -  Mugga Dadka 26/km2 (170th)
57/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2017 qiyaastii
 -  Guud ahaan $33.872 billion[8]
 -  Qof qof $2,276[8]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2017 estimate
 -  Guud ahaan $17.105 billion[8]
 -  Calaa qof $1,149[8]
Qaybsiga (1995)50.1[9] (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.516[10] (low / 154th)
Lacagta United States dollar (official for government), South African rand, and many other currenciesa, e.g. Botswana pula, euro, Chinese renminbi, Indian rupees, pound sterling, Australian dollars. Zimbabwean bond coins are used as a proxy for US dollar and cent coins. Zimbabwean bond notes for 2 and 5 dollars were introduced in 2016 at par value of the US dollar
Waqtiga CAT[11] (UTC+2)
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +263
Furaha Internetka .zw
a. The Zimbabwean dollar is no longer in active use after it was officially suspended by the government due to hyperinflation. The United States dollar (US$), Euro (€), South African rand (R), Botswana pula (P), Pound sterling (£), Indian rupees (Template:INR), Australian dollars (A$), Chinese Renminbi (元/¥), and Japanese yen (¥)[12] are legal tender.[13] The United States dollar has been adopted as the official currency for all government transactions.
Close


Thumb
Simbaabwe
Thumb
Qariirada Simbaabwe

Wax aan macquul ahayn

Sawir

Thumb
Vista de Harare.

Gobollada

More information Provinça, Capitau ...
ProvinçaCapitau
BulawayoBulawayo
HarareHarare
ManicalandMutare
Mashonaland CentralBindura
Mashonaland EastMarondera
Mashonaland WestChinhoyi
MasvingoMasvingo city
Matabeleland NorthLupane District
Matabeleland SouthGwanda
MidlandsGweru
Close
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.