Shaqo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shaqo
Remove ads

Shaqo (Af Ingiriis : job ama occupation) waa heerka darajada qof kaga jiro bulshada taasi oo ah howsha qofkaasi ka shaqeeyo si uu u hello mishahar (abaalmarin) ku maareeyo ama taageero baahida nolosha maalinle.[1]

Haku khaldin "Howl"
Thumb
shaqo

Hordhac

Shaqadu waa waajibaadka saaran qof ka mid ah bulshada taasi oo abaalmarin lacag ah qofkaasi ka qaato ama faa'iido nooc kale ah ugu jirto. Tusaale, macalinku wuxuu ka shaqeeyaa dugsiga halkaasi oo uu wax ku baro ardey.[2]

Shaqaale

Thumb
Shaqaale alaab ka dajinaya wiish

Shaqaale waa qofka shaqo cayiman qabta si uu u helo joornaati ama qarash lacageed oo awal lagu heshiiyay, kaasoo u dhigma shaqada uu qabtay oo ahaan karta shaqo warshad laga shaqeeyay ama ka ballaaran sida mashruuc oo kale, qofkaas waa mid ama unug ka mida wax soo saarka mashruucaas ama warshadaas.

Dhowaan dunida jannay noqon doontaa

Guryo wanaagsan iyo shaqo lugu farxo: “Guryay dhisan doonaan, wayna degi doonaan . . . oo kuwayga aan doortayna wakhti dheer ayay shuqulka gacmahooda ku farxi doonaan.”[3]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads