Senegaal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Sinigaal (Af-Faransiis le Sénégal) waa wadan kuyaala galbeedka qaarada Afrika si rasmiyana waxa loogu magacaabaa (République du Sénégal) wadankani magaca waxa uu kahelay wabiga lagu magacaabo Sinigaal ee hareeraha kamara Sinigaal waxa ay xad kuleedahay Badwaynta Atlaantiga waxa ay xuduudo la leedahay wadama Mauritania Gambiya iyo wadanka Guinea waxa kale oo ay xuduud la leedahay wadanka Mali wadankan waxa horay u gumaysan jiray wadanka Faransiiska.
Sinigaal waxay masaaxo ahaan ku fadhidaa dhul lagu qiyaasay 197,000 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 13.7 milyan oo qof Dakar waa caasimada Sinigaal waxa ay kutaalaa dhanka Galbeed ee wadanka waxa ay sadex boqol oo klm u jirtaa xeebaha Badweynta Atlaantik magaalada Dakar waxa ay noqotay caasimada Sinigaal sanadii 1960 kadib madaxbanaanida.



Remove ads
Xubin
- Ecowas
- Midowga Afrika * *
Waddamnaha la Deggan Senegalese’s
Mali: 25,000+
Ivory Coast 2,500+.:
Senegal 21,500+.:
Gambia: 25,000+:.
Taariikh
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads