Rita Ora

From Wikipedia, the free encyclopedia

Rita Ora

Rita Sahatçiu Ora (born Rita Sahatçiu; 26 November 1990) waa heesaa iyo jilaa British ah. Waxay caan noqotay Febraayo 2012 markii ay ka soo muuqatay heesta DJ Fresh, "Hot Right Now". Albumkeedii ugu horreeyay, Ora, oo la sii daayay Agoosto 2012.[1]

Quick Facts Ku dhashay, Shaqada ...
Rita Ora
Thumb
Ora ee 2018
Ku dhashayRita Sahatçiu
(1990-11-26) 26 Nofeembar 1990 ( 34jir)
Pristina, Yugoslavia
Shaqada
  • Fanaan
  • atariisho
Sanadaha Shaqada2008–hada
QaraabadaBesim Sahatçiu
Close

Albamka labaad ee Ora, Phoenix, ayaa la sii daayay Nofeembar 2018. Heesaha hormuudka ah, "Your Song", "Anywhere" iyo "Let You Love Me", waa guulaystay.[2]

Nolo

Ora waxa ay ku hadashaa Albaniyan. Hooyadeed waa Catholic, aabbaheedna waa Muslim magac u yaal ah.[3] Waxay isu haysataa mid ruuxi ah laakiin maaha mid diineed.[4]

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.