Naomi Campbell

Moodel iyo atariisho Ingiriis ah From Wikipedia, the free encyclopedia

Naomi Campbell

Naomi Eliane Campbell (dhashay 22 Maajo 1970) waa model iyo atariisho Ingiriis ah. Waxay ku dhalatay Streatham, oo ah degmo ku taal Lambeth, London waxayna shaqadeeda bilawday 1980-tii.  Waxay ka soo muuqatay in ka badan 500 oo daboolka joornaalka.

Quick Facts Ku dhashay, Shaqada ...
Naomi Campbell
Thumb
Campbell ee 2018
Ku dhashayNaomi Elaine Campbell
(1970-05-22) 22 Maajo 1970 ( 54jir)
Streatham, London
Shaqada
  • Moodel
  • atariisho
  • heesa
Sanadaha Shaqada1978–hada
Partner(s)
  • Flavio Briatore (1998–2003)
  • Vladislav Doronin (2008–2013)
Ilmaha1
Modelling information
Hair colourMadow
Eye colourBuuni
Agency
  • Women Management
  • ZZO
  • Models 1
  • Priscilla's Model Management
  • DNA Models[1]
Xirfad muusik
QalabkaCod
CalaamadahaEpic
Close

Campbell waxay ahayd mid ka mid ah lix moodelyasha oo jiilkeeda ah oo lagu dhawaaqay "super-moodel" adduunka moodada.[2] Sida moodel madow ee ugu caansan waqtigeeda,[3] Campbell waxa ay si cad uga hadashay shaqadeeda oo dhan iyada oo ka soo horjeeda eexda jinsiyadeed ee ka jirta warshadaha moodada.[4] Nolosheeda gaarka ah ayaa si weyn loo wargeliyay, gaar ahaan xiriirka iyada iyo ragga caanka ah - oo ay ku jiraan feeryahan Mike Tyson iyo jilaaga Robert De Niro[5][6].

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.