From Wikipedia, the free encyclopedia
Mawliidtu Nebi, Dhalashada Nebiga (Af Ingiriis : birth of the prophet; Mawlid; Af Carabi : ar; “Dhalashaddii Nebiga”; sidoo kale loo yaqaano: ﻣﻴﻼﺩ, mīīlāād, "Miilaad") waa dhalashaddii nebiga iyo rasuulka diinta Islaamka ah ee Nebi Muxamedﷺ[1] taasi oo ku beegan bisha sadexaad ee kalandarka Islaamka Rabiical awal.[2] Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee wuxuu dhashay markey taariikhdu ahayd 570kii C.D (taasi oo u dhiganta 54 Hijrad ka hor).[3]
Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga si ay u xasuustaan shafeecada nabiga.[4]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.