magaalo xeebeed dhacdo dalka keenya From Wikipedia, the free encyclopedia
Mombaaso waa magaalada labaad oo ugu ween, dalka Kiinya. waxeena leedahay, dekada labaad oo uugu ween wadanka kiinya, waxeena ku taalaa dhinaca Badweynta Hindiya. waxeena leedahay, garoon diyaaradeed. magaalada waxaa dhaxmaro, jid Tareen, oo tago Nayroobi, kana siibaxo ilaa wadanka Yugandha. magaalada waxee u shaqeesaa, dhinaca dalxiiska, gaar ahaan xeebaha.
Mombaaso | |
---|---|
Motto(s): Mlango wa Kenya | |
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Kenya" does not exist. | |
Dalka | Kenya |
Gobol | Mombaaso |
Founded | 900 A.D. |
Dowlada | |
• Duqa | Hassan Ali Joho |
Area | 294.7 km2 (113.8 sq mi) |
• Land | 229.7 km2 (88.7 sq mi) |
• Water | 65 km2 (25 sq mi) |
Joogga | 50 m (160 ft) |
Tirada dadka (2009) | |
• Dhammaan | 939,370 |
• Cufnaanta dadka | 3,200/km2 (8,300/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | 020 |
Website | mombasacity.go.ke |
Faahfaahin Cimilada Mombasa | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 32.0 (89.6) |
32.3 (90.1) |
32.6 (90.7) |
31.2 (88.2) |
29.3 (84.7) |
28.4 (83.1) |
27.7 (81.9) |
27.9 (82.2) |
28.8 (83.8) |
29.6 (85.3) |
30.6 (87.1) |
31.6 (88.9) |
30.17 (86.30) |
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 23.2 (73.8) |
23.6 (74.5) |
24.2 (75.6) |
23.9 (75.0) |
22.7 (72.9) |
21.3 (70.3) |
20.4 (68.7) |
20.3 (68.5) |
20.8 (69.4) |
22.0 (71.6) |
23.1 (73.6) |
23.3 (73.9) |
22.40 (72.32) |
Roobka mm (Faro) | 33 (1.3) |
15 (0.59) |
56 (2.2) |
163 (6.42) |
240 (9.45) |
80 (3.15) |
70 (2.76) |
66 (2.6) |
72 (2.83) |
97 (3.82) |
92 (3.62) |
75 (2.95) |
1,059 (41.69) |
Avg. precipitation days | 4 | 2 | 5 | 10 | 14 | 10 | 11 | 9 | 9 | 10 | 9 | 7 | 100 |
Saacadaha Bilaha qorraxda | 269.7 | 257.1 | 269.7 | 225.0 | 204.6 | 207.0 | 210.8 | 244.9 | 246.0 | 272.8 | 264.0 | 260.4 | 2,932 |
Source #1: World Meteorological Organization[1] | |||||||||||||
Source #2: Hong Kong Observatory (sun 1961-1990)[2] |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.