Manganiis (ingiriis: Manganese) astaanta (Mn) waa curiye kimiko oo leh lambar atom labaatan iyo shan ah. Curiyaha Manganiis waa bir ka tirsan biraha dhexe ee loo yaqaano Transitional Metalska. Birtan waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo kaligeed ah, midabkeeduna yahay madoow.

Manganiis

Thumb
Curiyaha Manganiis

Birta Manganiis waa mid muhiim u ah warshadaha jaandiga, ayadoo marka lagu daro biro kale soo saarta Jaandiga aan Daxaloobin ama (stainless steel).

Curiyaha Manganiis markay la falgalsho birta fosforos waxaa soo baxa isku dhis loo yaqaano manganesefosfayt kaas oo lagag hor tago daxaleeysiga biraha kale. Sidoo kale, markay Manganiistu la falgasho Ogsajiinta waxaa loo isticmaalaa midabeeye ahaan.

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.