Malcolm X, markii dambe la baxay "Malik Shabazz" (
/
lkəm ˈɛks/
(carabi: الحاجّ مالك الشباز) (dhashay Maayo 19, 1925 – Febraayo 21, 1965) wuxuu ahaa hogaamiye diineed iyo dhaqdhaqaaqe bulsho u dhashay Dadka Madoow ee wadanka Maraykanka.
- maqaal ku saabsan Malcolm X. Boga "Malik Shabazz" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Ku dhashay, Dhimasho ...
Malcolm X |
---|
 Malcolm X sanadkii 1964 |
Ku dhashay | Malcolm Yare Maayo 5, 1925 Omaha, Nebraska, U.S. |
---|
Dhimasho | Febraayo 21, 1965 New York City, New York, U.S. |
---|
Sababta dhimashada | La diley (xabad lala dhacay) |
---|
Ku aasan | Xabaalaha Ferncliff |
---|
Naanees | el-Hajj Malik el-Shabazz (الحاجّ مالك الشباز) |
---|
Shaqada | Daaci, hogaamiye |
---|
Ururka | Bulshada Islam, Muslim Mosque, Inc., Ururka Midowga Afrikan-Amerikanka |
---|
Dhererka | 6 ft 3 in |
---|
Miisaanka | 180 lb |
---|
Dhaqdhaqaaqa siyaasadeed | Dhaqdhaqaaqa dadka Madow, Pan-Africanism |
---|
Diinta | Sunni Islam (ka soo bedeshay Bulshada Islam) |
---|
Xaasaska | Betty Shabazz (m. 1958) |
---|
Ilmaha | Attallah Shabazz Qubilah Shabazz Ilyasah Shabazz Gamilah Lumumba Shabazz Malikah Shabazz Malaak Shabazz |
---|
Waalidka | Earl Little, Louise Helen Norton Little |
---|
Saxiixa |  |
---|
Close