From Wikipedia, the free encyclopedia
Dadka Madoow, Afrikan Ameerikan ( Af Ingiriis : Black people, African American, Afro-America, Af-Carabi: أمريكيون أفارقة, الزنوج) waa dad u dhashay wadanka Maraykanka laakiin asal ahaan ka soo jeeda Qaarada Afrika, kuwaasi oo wakhtiyadii adoonsiga lagu beeray deegaano badan oo ka mid ah qaarada Waqooyiga Ameerika, Bartamaha Ameerika iyo Koonfur Ameerika. Dadkaas afrika laga keeni jiray ayaa loo adeegsan jiray inay noqdaa Gacanta shaqaysa oo wax soo saarka leh, ilaa xiligan la joogo oo uu dooranyahay madaxwynihii 44aad ee maraykan ah asalkiisuna madowyahay ayaa dadka madow soo mareen xaalado kala duwan hadana kala fog, sida Adoonsi,, hormarin, ka qayb qaadashadii loolannadii ameerika ee weynaa, midab takoor, iyo dhaqdhaqaaqii xuquuqda dadka degaanka ah. Madowga maraykanka ayaa ah dadyowga ugu badan ee laga tirada badanyahay maraykanka. waxaa ku xiga cadaanka.
Dadka Madoow ee Maraykanka
|
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.